Jabuuti: Ciidamada Badda ee Jamhuuriyada Jabuuti ayaa soo badbaadiyay saddex Kalluumaysto Reer Somaliland oo Berbera Ka shiraacday .
Maaha Markii ugu horaysay ee Jamhuuriyada Jabuuti ....
29 Cisho ayay ku jireen gudaha badda ka dib cilad ku timid Laashkii ay wateen, Muddadaas ayay dhex sabeenayen badda gudaheeda, ugu Danbayna waxa Jamhuriyada Jabuuti ka soo badbaadisay Badda Jabuuti dusheeda iyadoo doontu la tagtay.
Loading...
Loading...