Ogaysiis Ku Socda Beelwaynta Arab Ee Toronto.

0
Sunday July 21, 2019 - 21:09:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Ku Socda Beelwaynta Arab Ee Toronto.

    Ogaysiis dhammaan waxaa la ogaysiinayaa in jaaliyada Arab ee ku dhaqan Toronto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis dhammaan waxaa la ogaysiinayaa in jaaliyada Arab ee ku dhaqan Toronto
iyo agagaarkeeda inay ka soo qayb galaan shirbalaadhan oo ku qabsanayaan magaalada Toronto.

Waxaana shirkan lagu casuumayaa dhamaan dadka hore ujoogay dalka Canada iyo kuwa ku cusuba.



Waxaana shirkan lagaga hadli doonaa arimo dooro oo ku saabsan Arimaha Beelaha Arab. Shirkan wax siyaasada salka kuma hayo.


hadaba waxa si sharafleh loogu marti qaadayaa inaad ka soo qayb gashaan rag, iyo dumarba, ciro iyo caruurba.


Goobta:-

1leaside park drive
unit7


Maalinta.

Date:27july2019

Wakhtiga:-

Time: 6:00pm to 10pm

Kala xidhiidh.

Tel:6476772833
AMA 416-837-2408.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...