Mid kamid ah bakhiiladi ugu waaweynaa ee dunida soo maray.

0
Tuesday January 07, 2025 - 13:30:01 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid kamid ah bakhiiladi ugu waaweynaa ee dunida soo maray.

    asagoo afduubtayaashi usheegay in ay ujoogaan caruur kale uu awoow u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

asagoo afduubtayaashi usheegay in ay ujoogaan caruur kale uu awoow u

Baawal getti waa mid kamid ah dadki ugu taajirsanaa ee dunida soo maray sidoo kale waa mid kamid ah

 dadkii ugu bakhiilsanaa ee dunida soo maray, sannadki 1973 ayaa mid kamid ah caruurta uu awowga


 uyahay laga afduubtay kaddibna waxaa laga dalbaday in uu madax furasho $17 milyan kabixiyo, wuu diiday

 asagoo afduubtayaashi usheegay in ay ujoogaan caruur kale uu awoow u yahay, sababta uu udiiday in uu

 madax furto cunuga laga afduubtay wuxuu ku sheegay in ay dhiiri gelineeso afduubka caruurta kale.

Ugu danbeen wuxuu ogolaaday in uu dhiibo lacag dhan $2.2 milyan kaddib dhowr bil oo gorgortan ah xattaa

 waxaa loosoo diray dhegta wiilkiisa, intaas waxaa kadaran lacagta madax furashada ee uu wiilkiisa ka bixiye wexey eheed deyn ribo lasocoto.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...