Shan Xanuun Nafsi ah oo dadka ku dhaca Midkee isku aragtay adiga......?

0
Monday January 06, 2025 - 20:13:31 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shan Xanuun Nafsi ah oo dadka ku dhaca Midkee isku aragtay adiga......?

    Nala Wadaag qodob aad isku aragtay intaas adiga....?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nala Wadaag qodob aad isku aragtay intaas adiga....?
May be an image of 5 people, people studying and text



1- Clinomania- wa inaad iska jeclaato inaad gogashaada iska joogto oo halkaad iska jiifto sabab la'aan.

2- Jouska- Waa iska sheekeysi mala awaal ah, oo qofka sawiranaayo dhacdooyin iyo dad wahmiya.

3- Philophobia- Xiriir inaad samayso ama inaad guursato inaad aad ugu baqdid.

4- Exulansis- inanayna xiisa kugu hayn inaad ka hadasho wax adiga ku khuseeya ama inaad ka hadasho arin taagan, adigoo aaminsan inaysan jirin cid ku aaminaysa.

5- Nyctophillia- - inaad meesha mugdiga iyo habeenki sabab la'aan iska jeclaato.

Nala Wadaag qodob aad isku aragtay intaas adiga....?
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...