Tusaale Hogaamiyayal Gulaystay Cismaan Binu cafaan iyo cali Binu Abu-Dalib Q 10aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar.
Cisman Binu cafaan Iyo Cali Binu Abii-Dalib waxay ahayen laba hogaamiye oo wanagsan isla markana janada loogu bushareyay iyaga oo nool waxay ka qayb qateen fidinta diinta islaamka iyago oo waxba ka hakran isla markana maalkodii iyo wakhtigodiba diinta ilaahay u horey.
Nabi maxamed scw scw scw ayay maciisa ahayen ka dibna waxay so hogaamiyen umada islaamka iyago si cadaalad ku dhisantahay uso maamuley isla markana dadki ka haqab tiray wax walba.
Hadaba taarikhda cismaan binu cafaan iyo cali binu Abu- Dalib hawlihii ay umada u soo qabteen fadlan ka tixraac bugagta iyo kutubta laga qoray maadama aynu dhamayn kareen taarikhda iyo waxqabdka ay samayen inti anay ahayn hogamiyayaal iyo intii ay ahayenba kuwa umada hogaamiya maadama aan laga gayoon karayn Tarikhdooda iyo waxqabadkoda maadama wakhtigu yar yahay isla markaana si la mid ah laga qorey kutub lagu ururiyay waxqabdkoodii iyo taarikhdoodi maadama barnamikan kaliyata yahay is-xasusin iyo dheri galin.
Ugu danbayn aynu cismaan binu cafaan iyo cali Binu Abu Dalib raacno sidii u maamuli jiren umada muslimiinta iyo habkii iyo nidaamkii cadaalada ku dhisnayd iyo horumarki la gaadhey iyo waliba diinti o si fidey dad is wada raacay oo gacmaha is qabsaday waa guul iyo gobonimo .
ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH
BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer and Politician Researcher And writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL: [email protected]
Tell: 0634394700.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





