Somaliland Raggii Ujabb,Hadeeyay, Ujilib Dhigay, Jabiyey Huwanta Ayaa Manta Ujahaynaya
Somali jacaylawgeed, , mar , idage allah hadago. marlabaad idage anaa isdagay
AyeySomaliland dhamaanteed go aan ku gaadheen, hadaba raggii midnimada inagu dagay ayaa maantana udhaadanaya walloway Somaliland dhagee jalaq ayna usiin kalsooni ay ka qabaanHogaanka Maanta Gacanta ku haya oo ah Raggii huwanta jabiyey una jilibdhigay oo ayna sinaba Somalia manta ku hawaysan karin
Farmaajaha Somalia ee Faraha soo tagtaagaya waxaynu leenahay way joogaan raggii ujabhadeeyay , ujilib dhigay, Jaanta u jarmaadayhuwantii ayaa Maanta ujihaynaya
W/Q Xasan Maxamed Muuse
Tel:+252634135119
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





