Wassiirka Amniga oo kulan la Qaatay Guddooomiyeyaasha Gobolada

0
Thursday January 02, 2025 - 12:39:29 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wassiirka Amniga oo kulan la Qaatay Guddooomiyeyaasha Gobolada

    Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Somaliland,..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Somaliland,..



Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdalle Maxamed Carab ayaa kulan la qaatay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka, kulankas ayaa ku saabsanaa isbarasho iyo dardargelinta shaqada muhiim ka ah ee ay Qaranka u hayaan.

 

Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Somaliland, waxaanu Wasiirku kula dardaarmay Guddoomiyeyaasha Gobolada adkaynta, xoojinta Nabadgelyada guud ee Gobolada Dalka iyo in la dardargeliyo laamaha kala duwan ee Amniga, kuwaas ka hawl gala Gobolada kala duwan ee Dalka.

Loading...
Loading...