Dalkii Somaliland Dagaal ayaa ku socda .

0
Saturday December 28, 2024 - 17:36:01 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalkii Somaliland Dagaal ayaa ku socda .

    Waxay ahayd in ay Tuute gashadaan oo dalka difaacaan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay ahayd in ay Tuute gashadaan oo dalka difaacaan .

Madaxdii Somaliland khamiisyo cad-cad ayay iska sitaan oo taxtaxaashayaan Hargeysa oo iscasuumayaan .

Dalkiina dagaal ayaa ku socda.

Waxay ahayd in ay Tuute gashadaan oo dalka difaacaan .


Gobol ka mid ah dalkii wuu maqan yahay (Laascaabood) .

Gobolkii ugu weynaa dalka ee Sanaag (Ceerigaabo) dagaal ayaa ku socda oo ciidamo ayaa dul hoganaaya oo dul kulaalaaya .

Dagaal weyn ayaa dalkii ku socda.

Madaxdiina waxay taxtaxaaashayaan Hargeysa oo isku casuumayaan .

Dadka iyo madaxdu miyaanay ogayn in dalkii dagaal ku socdo oo ku jiro
Oo dhinac kasta laga soo weeraray.

Fadhiga iyo casuumadaha iyo maaweelada iyo hadalka iyo mirqaanka iyo xafladaha ha la joojiyo.

Oo dalka ha la difaaco.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...