Madaxweyne Farmaajo Oo Wadajir U Qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay Iyo Danjiraha Ingiriiska Ee Soomaaliya

0
Sunday July 21, 2019 - 14:17:38 in News by
  • Visits: 2208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Wadajir U Qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay Iyo Danjiraha Ingiriiska Ee Soomaaliya

    Madaxweyne Farmaajo Oo Wadajir U Qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay Iyo Danjiraha Ingiriiska Ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Wadajir U Qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay Iyo Danjiraha Ingiriiska Ee Soomaaliya

Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadajir u qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudane James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Mudane Ben Fender.

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Madaxweynaha ayaa kala hadlay Wakiilka iyo Danjiraha muhiimadda ay u leedahay Dowladda Federaalka Soomaaliya in lagu gacan siiyo dhammeystirka qorshaha deyn cafinta Soomaaliya, u diyaar garowga doorashooyinka 2021-ka iyo baahinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.

Image may contain: 3 people, people sitting

Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa dhankooda waxaa ay balan qaadeen in ay siweyn ula shaqeyn doonaan dowladda Soomaaliya,isla markaana ay taageero siin doonaan.

Image may contain: 3 people, people sitting, suit, table and indoor

Loading...
Loading...