Dawladda Maraykanka oo dalkeeda kasoo Mastaafurisay Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (KORNAYL TUKE).

0
Tuesday December 24, 2024 - 14:32:49 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Maraykanka oo dalkeeda kasoo Mastaafurisay Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (KORNAYL TUKE).

    Xadhiga Kornaylkan ayaa yimid kadib markii dad Reer Somaliland ah ay dacawado ka gudbiyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xadhiga Kornaylkan ayaa yimid kadib markii dad Reer Somaliland ah ay dacawado ka gudbiyeen.
May be an image of 2 people, aircraft and text



Kornayl Tuke oo sanadihii ugu dambeeyey ay ku socotay Dacwad la xidhiidha Xasuuq iyo Dambiyo dagaal uu ka geystay Magaalooyinka ka tirsan somaliland xiligii dawladdii kacaanka ee Siyaad Barre intii u dhaxaysay Sanadihii 1980 ilaa 1990.

Tuke oo xabsiga loo taxaabay bishii November ee sanadkii 2022 ayaa mudo laba sano ah Mareykanka ugu xidhnaa Arrimo la xidhiidha Xasuuqaasi uu geystay.

Xadhiga Kornaylkan ayaa yimid kadib markii dad Reer Somaliland ah ay dacawado ka gudbiyeen.

Washington DC ayaa baahisay warka Mastaafurinta Kornaylka halka ay madax ka tirsan Soomaaliya oo Kornaylka maalmihii ugu dambeeyey soo dhawayn ugu samaynayey Soomaaliya ay sheegayeen in wax dambi ah lagu waayey oo uu dalka soo gaadhay.
Loading...
Loading...