Somaliland Dal Guulaystay Oo Wax Baraya Afrika
Waxa aanu carrabka ku adkaynay oon u fallanqaynayn siday dadka reer somaliland uga soo kabteen haggardaamooyinkii isla markaana tallaabo tallaabo ay kor ugu socondeen.
Iyaggoo kollba marxalad soo marayayay jeeroo ay kasoo bilaabeen daasado ay ardaydu wax ku baran jireen,geedo hoostooda oo ay wax ku dhigan jireen .iyagoo waxbadan dadku hayn jirin, haddana sidii ay karraankooda iyo kartidoodaba waxba uga hagaranayn .
Haddadan ay marayaan kuraas gallaasyo iyo heer sare,jeeroo ay jaamacadu haddanu tirro badanyihiin taas ood u arki karto inay tahay faaido
Muddaada sideed iyo labaatanka sannadoodna sida ay u samayaysanayeen nidaam system barlamaan wasiiro xisbiyo iyo iyaga oo gallayna dooroshooyin iyo wax waliba.
Somaliland oon ciddi garab is taagan cidna ay uga abaal sheekanayn ayaa u eeg mid guulaystay.
Hamse riiraash
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





