Halyeygii La Fahmi Waaayay Muuse Biixi Cabdi Iyo Wax Qabadkiisii Qaybtii 2aad

0
Friday December 13, 2024 - 15:46:02 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halyeygii La Fahmi Waaayay Muuse Biixi Cabdi Iyo Wax Qabadkiisii Qaybtii 2aad

    Muuse waxa uu ku dhiiraday in uu dib u dhisho suuqa waaheen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse waxa uu ku dhiiraday in uu dib u dhisho suuqa waaheen


Maqaalkii hore waxa aynu kaga hadalnay wax qabad kii muuse caqabadihii waaawaynaa ee l darsay mudo xileedkiisii iyo sidii geesinimada lahayd uu uga dabaashay arrinkaa.

Waxa kaloo aynu ka hadlayaaan muuse waxa uu ahaa nin waday nidaam sax ah waxana in badan u dhawaa yagleelida dawladnimo taam ah.


Muuse waxa uu abuuray barnaamij shaqo qaran oo balaadhan oo uu shaqo abuur ugu sameeyay dhalin badan.

Muuse waxa uu ku dhiiraday in uu dib u dhisho suuqa waaheen oo ka mida caqabadihii waawaynaa ee la darsay kadib dhacdadii masiibada dabka ahayd.

Muuse waxa uu dhawaan xadhiga ka jaray suuqa waaheen iyo hargaisa club.

Berbera waxa uu ka qabtay maba lahaba tiro iyo cadad toona.

Ugu danbayn muuse waxa uu noqon doonaa madaxweyne guulaystay si geesinimo leh uga baxay,waxa uu qabtay afar doorosho oo cadaalada wax Fara-galin ah kumuu samayn.

Waxyaalaha yaabka ah waxa ka mid ahaa in xataa iyo ganacsadayaal salaadiin iyo cid walbaa tamartooda ku bixinayeen siduu kursiga u dhaafi lahaa.

Muuse oo ogaa wax walba ayuu haddana si geesinimo ah u wareeniyay xilkii .hadda muuse wuu nasan doonaa dalkiisana wuu iska raxaysan isaga oo jooga midhihii iyo halgankii uu u galay.
Hamse Riiraash
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...