Dooroneyaasheene,Doorkan Dhaaranayow,Nabada Soo Dabaalo,Dadkeenii Ka Dabataga.

0
Wednesday December 11, 2024 - 19:06:11 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dooroneyaasheene,Doorkan Dhaaranayow,Nabada Soo Dabaalo,Dadkeenii Ka Dabataga.

    3-Dadaala Oo U Sara Kaca,Dadku Inay Midoobaan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

3-Dadaala Oo U Sara Kaca,Dadku Inay Midoobaan,



1-Dumarkiyo Caruurah,Daayacan Ha Laga Naxo,

Dagaal Wuu Dhacaayo,Debnahaa Isqoonsada.

 

2-Dad Walaala Weeyo,Daayin Meel U Wada Dhigay,

Hadday Caano Daatan,Daba Qabun Wixii Hadhay.

 

3-Dadaala Oo U Sara Kaca,Dadku Inay Midoobaan,

Nabaradii Daweysaan,Daryeeshaan Wixii Dumay.

 

4-Daawada Fahiimaba,Inay Dayosho Mudan Tahay,

Garasha Ku Duugane,Durban Qaaday Nabaded.

Ismail Abdillahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...