Cadawyada Somalia Qabsaday Somalilandna Kusoo Duulay Waa Kuwee???

0
Saturday December 07, 2024 - 20:38:00 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cadawyada Somalia Qabsaday Somalilandna Kusoo Duulay Waa Kuwee???

    Cadawgu Muxuu Somalia Iyo Somaliland Ka Rabaa Waa Suaal..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cadawgu Muxuu Somalia Iyo Somaliland Ka Rabaa Waa Suaal..



Badi Waxaynu Shacabkeenna Ka Maqalaa Somaliland Cadawyo Ayaa Ku Soo Duulay Arintaana Siyaasiyiinta Ayaa Shacabka U Biniixiya Laakiin Wax Faahfaahina Ma Bixiyaan , Maxaa Waxay Sidaa Way Baqanayaan Oo Kuma Dhacaan Inay U Faahfaahiyaan Shacabka. Cadawga Somalia Ku Dhex Jira Ee Ku Dhex Xoogaystay Ee Aanay Iska Dulqaadi Karin Halkan Waan Sheegi Doonaa.

 

Cadawgu Muxuu Somalia Iyo Somaliland Ka Rabaa Waa Suaal Weyn Oo Jawaab U Baahan.

 

1- Mandaqadda Geeska Afrika Waxay Ka Mid Tahay Mandadaha Ugu Strategy San Adduunka.

 

2- Waa Mandaqad Dihin Oo Manaafacaadkeedu (Resources) Bad Iyo Berri Weli Ceegaago.

 

3- Waa Mandaqad Dadka Ku Nooli Yar Yihiin Hadana U Nool Sidii Beeshii Ugu Horaysay Dunida Intuu Nebi Adam (Cs) U Nool.

 

4- Waa Mandaqad Dawladii Yarayd Ee Ugu Horaysay Ka Duntay(Failed State) Oon Waxba Iska Difaaci Karin.

 

5- Waa Mandaqad Hogaamiye Mideeya Aan Helin Weli Oo Hogaamiyayaashu Si Fudud Jeebadaha Cadawga Ugu Dhacaan Iyagoo Ku Miyir Beela Xoolo Urursi.

 

6- Waa Mandaqad Dawlad Weyn Aan Isu Dhiibin Oo Ilaalisa Oo Waa Baylah Labadan Wadan Ee Somaliland Iyo Somalia. Tusaale Ahaan Waa Waxa Somalidu 'Raq' Sida Neef Geela Oo Cidla Ku Bakhtiyey Oo Haad Iyo Habar-Dugaag Kala Boobayaan.

 

Somalia Cadawgii Wuu Qabsaday Wuu Qayb Qaybiyey Institutions Kii Cadawgu Wuu Ku Xoogaystay. Waxaa Ka Mida Madaxweynayaasha Ay Doortaan Oo Cadawga Somalia Ku Milmay Sida Imaardka, Yuhuudda Qarbiga, Iyo Ethiopia. Cadawgu Wuxuu U Qayb Qaybiyo Maamulo Midna Mid Aanuu Ka Xoog Weynayn . Waa Sababta Kolba Badaha Dadka Somalida Qolo U Sheeganayso Iyo Berriyada, Markaa Reer Iyo Siyaasi Ka Mida Baa Laga Iibsanayaa Badda Iyo Berrigaba, Arintaasi Indha Heena Oo Shana Bay Somalia Iyo Somaliland Ba Hortaal.

Somalia Socotay Meel Ay Ku Dambaysaba Tagtay-Hoogayaa Bay Hididu Tidhaa.

 

Somaliland Cadawga Ku Soo Duulay Ee La Sheegaan Idiin Cadaynayaa Waana La Soo Galay Somaliland Ee La Socda.

 

1- Cadawga Koobaad Ee Somaliland Laga Soo Galay Waa Muse Biixi Cabdi- Wuxuu Cadawgii U Suuro Geliyey Inay Bad Iyo Dhul Qaataan Sidii Ay Siyaasiyiintii Somalia Ba U Suuro Geliyeen Inay Badda Soomalida Badh Qaadato Kenya.

 

2- Wuxuu Kaloo Muse Biixi Cabdi Suurto Gwliyey In Cadawgii Somaliland Kala Gooyaan Oo Sool Iyo Sanaag Bari Ka Goaan Oo Qiiqa Isku Qariyo Oo Laascaanood Dumiyo, Xasuuqo Si Uu Ugu Gabado Waa Difaac Qaran Weyna Usuurto Gashay Inuu Burburiyo Somaliland Oo Doorashaan Hagaajiyey Ku Gabado Laa Kiin Muse Ma Tegin Ee Waa Kaa Isaaqii Ku Bilaabay Inay Xaafad Xaafad Isu Qabsadaan.

Dagaalka Ceerigaabo Waa Dumintii Somaliland Oo Socota Muse Biixi Baa Bilaabay Laakiin Cadawgii Somalia Degay Ayaa Uu Soo Horkacay Markaa Somaliland Duminteedii Wey Bilaabantay.

 

Arimaha Isweydiinta Lihi Waxa Weeye Cabdirahman Cirro Ma Ku Dhici Doonaa Jeebabka Imaaraadka. Yuhuudda Iyo Qarbiga Mise Wado Kaluu Mari.

 

Xalka Qudha Ee Somaliland Iyo Cabdirahman Ku Badbaadi Karaa Waa Inuu Dawlad Weyn Oo Wadanka Si Toosa U Ilaalisa Uu Hoos Galaa Oo Turkiga Ama China Si Kale Oo Somaliland Ku Badbaadaysaa Ma Muuqato.

 

Kuwan Khaatumada La Baxay Baa U Liitaa Gobolada Waayo Aragti Qudha Oo Hooga Bay Sitaan Imika Oo Ah A) Inay Somaliland Oo Iyagu Ka Mid Yihiin Dumiyaan Laakiin Aanay Weligood Dhisi Karin Wax Somaliweyn La Yidhaa Sababtoo Koonfur Oo Dhan Bay U Suuro Geli Laday Inay Somali -Weyn Dhisaan.

 

 

WA BILAAHI TAWFIIQ

 

QORAA MOHAMED BASHE.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...