"Xukuumada Muuse Biixi Waa Mid Liidata Oo Ka Madhan Milgaha Talo-wadaaga, Heerka Musuquna Waxa Uu Ka Marayaa.."Abwaan Weedhsame

0
Saturday July 20, 2019 - 15:35:03 in News by
  • Visits: 6063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xukuumada Muuse Biixi Waa Mid Liidata Oo Ka Madhan Milgaha Talo-wadaaga, Heerka Musuquna Waxa Uu Ka Marayaa.."Abwaan Weedhsame

    "Xukuumada Muuse Biixi Waa Mid Liidata Oo Ka Madhan Milgaha Talo-wadaaga, Heerka Musuquna Waxa Uu Ka Marayaa.."Abwaan Weedhsame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumada Muuse Biixi Waa Mid Liidata Oo Ka Madhan Milgaha Talo-wadaaga, Heerka Musuquna Waxa Uu Ka Marayaa.."Abwaan Weedhsame


Hargeysa(HWN):-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo ka mid ah abwaanada somaliland ayaa dhaliil culus dusha u saaray xukuumada madaxweyne Muuse Biixi.


Abwaan Weedhsame ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in musuq maasuqa ka jira dawlada madaxweyne Muuse Biixi uu yahay mid balaadhan oo saameeyey hay’addaha kala duwan.

Image result for abwaan weedhsame


Abwaan Weedhsame ayaa qoraalka uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu u dhignaa sidan:-


"Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, waa mid aad u liidata oo ka madhan milgaha talo-wadaaga. Heerkii musuquna "sidan maan moodayn buu marayaa.” Balse madaxtooyada cajalad baa u daaran ay ka baxayso heeso ay ka mid yihiin "Horaa loo soconayaa” iyo "Sharciga ayaa sarreeya.”



Hadhwanaagnews.com/Office
Hargeysa/Somaliland
Loading...
Loading...