Madaxweynihii hore Somaliya Shariif Sh Axmed oo u hambalyeeyay madaxweyne Axmed Madoobe
Waxaan uga digayaa madaxda dowladda Federaalka in Ciidamada
Doorashada Jubbaland waxay meesha ka saartay muddo kordhintii sharci darrada ahayd ee madaxda dowladda Federaalku ku cadaadinayeen Dowlad Goboleedyadda Dalka.
Waxaan uga digayaa madaxda dowladda Federaalka in Ciidamada Qaranka loo adeegsado danno siyaasadeed waana in laga fogaado xasarad abuurka iyo qalqalgalinta deegaannada Jubaland.
Ugu dambeyn, waxaan usoo jeedinayaa Madaxweynaha Jubaland in uu kaalin mug leh ka qaato xal u helidda arrimaha siyaasadeed ee cakiran.
Loading...
Loading...