Madaxweyne Abdirahman Waa Inaanuu Ka Xishoon Inuu Dawladiisa Ku Daro Dad Lagama Maarmaan Ah Oo Ururada Hogaaminayey Oo Ceeb La.

0
Sunday November 24, 2024 - 10:48:14 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Abdirahman Waa Inaanuu Ka Xishoon Inuu Dawladiisa Ku Daro Dad Lagama Maarmaan Ah Oo Ururada Hogaaminayey Oo Ceeb La.

    Dad badan baa ku celcelinaya waxaa madaxweynaha cusub horyaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad badan baa ku celcelinaya waxaa madaxweynaha cusub horyaal



Maanta hawl weyn ayaa hortaal Madaxweyne Abdirahman Hadday Tay Arimaha Gudaha, Arimaha Debedda, Nabadgelyada, Dhaqaalaha, Caafimaadka Iyo Reer Miyiga Iyo Bii'adooda.

 

Doorashadan Dad Aad U Badan Baa Soo Halgamay Qaar Siyaasiya Oo Hawlo Siyaasadeed Qabtay ,Qaar Lacag Mid Yar Iyo Mid Badan Bixiyeyba Leh Qof Tv Yar Furtay Oo Aad U Daadaalay Ururinta Dadka, Dad Maqaalada Todobaad Kasta Website Ka Dhigayey Sidaydoo Kale, In Gaadha 500 Maqaal Ayaan Qoray, Kuwaa Soo Isbedel Doon Ahaa Xisbiga Wadani Taageerayey, Maxaa Yeelay Waxaan Fahansanaa In Wadanku U Baahnaa Cabdirahman Oo Kale.

 

Dadkaa badan ee soo halgamay wixii (archives) ugu jira wadani waa inuu Xoghayaha Khadar Markuu Agaasimaha Madaxtooyada Noqdo Waa Shahaadadaa Ha Diyaariyo.

 

Dad badan baa ku celcelinaya waxaa madaxweynaha cusub horyaal dhibaato xal U baahan oo badan. Anigu waxaan qabaa dhibaato mataal ee Waxaa u taal Shaqo U Baahan Daacad, Karti Iyo Hufnaan, Isla Xisaabtan Joogto Ah. Dawladihii Ina Soo Maray Wasiirada Iyo Agaasimayaashu Iyo Madaxweyne Muse Waxay Ahaayeen Caaqilo Niqaaban Waxayna Ku Curteen Jin-Dagaagay, Guri-Dambaysgoodu Wuxuu Ahaa Sirdoonka-Leexsan.

 

Waxaan Yaab Leh Siday Noqon Doonto Xilwareenjinta Sirdoonka Leexsan Iyo Misaaniyada Ay Ku Shaqayn Jireen Iyo Koortay Shaqooyinkoodii Leexsanaa Bilaabeen.

 

Waxaa looga fadhiyaa Xukuumadda cusub Wasiiro Cusub iyo agaasimayaal cusub oon Musuq Iyo Reero Isku Dir Kasoo Qayb Qaadan Iyo Horgalnimo Qaawan. Markaa Gedi-Rog (Transformation ) Lagu Sameeyo Institutions Oo Dhan.

 

Dawladdu Waa In Tabaruc Dadkoo Dhan Ka Qaaddaa , Kii Hal Dollar , 100dlr , Kun Dollar Illaa Boqol Kun Oo Dollar La Bixiyaa Si Dan Yarta Xaafadahooda Noloshooda Dhaqso Kor Loogu Soo Qaado. Waa Hubaa Inuu Madaxweyne Muse Biixi Ka Qayb Qaadan Doono Sadaqaddaa.

 

Wadankeena Nicmo Dihin Baa Taal (Bad Iyo Berri) Laakiin Ceebteenu Waa Gacmaheena Iyo Maskaxdeenna Ayaa Dabrran.

 

Waxaa Jira Qaxoonti Aan Kaynu Naqaan Ama Adduunku Yaqaan Aan Ahayn Oo Ah Reer Miyigeen Oo Afartankii Sano Ee U Dambeeyey Miyi Uga Soo Qaxaayey Darxumo Iyo Cuduro Iyo Abaar Oo Guri Walba Iyo Gidaarada Tuban Toban Taagan, Waana Qaxooti Inoo Gaara Wadanka Iyo Magaalooyinka Dhib Weyn Ku Haya, Cid Og Iyo Cid Tirisa Iyo Wax Ka Qorta Lama Arag, Jaamacadaheenu Waxay Ku Fooraraan Waa Manhajyo Wax Ka Qaldan Yihiin. Somaalidu Na Guud Ahaan Illaa Wasaaradda Reer Miyiga Iyo Biiadda Ama Degaanka Wax Ka Qabato Horuumar Ka Dheer.

Ururka Qudha Ee Wax Qabadkiisa Ku Daray Ama Ka Hadlay Waa Prof. Ahmed I Samater. Waxaan Odhan Lahaa Madaxweyne Abdirahman Arintaa Ha Ka Qaato Ururka Hilaac

 

 

Wa Bilaahi Tawfiiq

 

Qoraa Mohamed Bashe.

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...