Muxuu Yahay Amarka Uu Muuse Biixi Ku Soo Rogay Xukuumadiisa Maanta?
War-saxaafadeed.
Hargaysa (HWN) Madaxweyne
Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray ku amray madaxda hay'adaha dawlladda,
in ay xogta xil-wareejinta ku soo gudbiyaan ugu dambayn maalinta Isniinta ee ay
taariikhdu tahay; 25/Nov/2024-ka.
Loading...
Loading...