Maraykanka oo Aqoonsi degdeg ah Siinaaya Somaliland
Xiisada gacanka cadmeed iyo doorashooyinka ka dhacay Somaliland
Madaxweyne dalka Maraykanka Donald Trump ayaa qorshaynaya inuu aqoonsado Jamhuuriyada Somaliland marka uu la wareego xafiiska, sida uu wargeyska The Independent u sheegay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Ingiriiska Gavin Williamson oo hadda ah Xildhibaan ka tirsan Ingiriiska.
Xiisada gacanka cadmeed iyo doorashooyinka ka dhacay Somaliland ayaa la rumaysanyahay inay soo jiiteen indhaha Trump, taas oo ka dhigi doonta Maraykanka dalkii ugu horreeyay ee aqoonsada Somaliland.
Loading...
Loading...