Al-Geria Oo Markii 2aad Ku Guulaysatay Koobka Afrika Iyo Tirada Goolal Ay Kaga Horqaaday Senegal+Sawiro

0
Saturday July 20, 2019 - 00:50:54 in News by
  • Visits: 3660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Geria Oo Markii 2aad Ku Guulaysatay Koobka Afrika Iyo Tirada Goolal Ay Kaga Horqaaday Senegal+Sawiro

    Al-Geria Oo Markii 2aad Ku Guulaysatay Koobka Afrika Iyo Tirada Goolal Ay Kaga Horqaaday Senegal+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-Geria Oo Markii 2aad Ku Guulaysatay Koobka Afrika Iyo Tirada Goolal Ay Kaga Horqaaday Senegal+Sawiro


Algeria ayaa hal gool ku qaaday koobka qaramada afrika kaasi oo yimid daqiiqaddii 2-aad ee biloowga ciyaarta , xilli goolkaasna uu ku yimid halka fursad kaliya ee ay Algeria heshay qeybtaas hore ee ciyaarta.

Algeria's only effort of note all game was the heavily deflected shot in the second minute that ultimately proved to be the winner


Qeybtii hore waxaa badnaa qaladaadka is buurasho xilli saaxibada Mane ay maamulka kubadda ku badnaayeen waxa ayna gaarayeen heer dhan %62 balse waxaa loo diiday in dadaalkaas u turjumaan goolal .



Qeybta labaad Senagal waddo waliba ayay u martay in ay keenaan gooka bar bar dhaca waqti hore waxaana daqiiqaddii 62-aad uu garsooraha uu u dhigay rigoore balse markii uu dib uu eegat VAR waa uu ka laabtay go`aankiisa .


Algeria waxa ay qeybta labaad ciyaareysay kubad rogaal celis ah xilli daafac ahaan ay wacnaayeen , waxaana xusid mudan in saaixbada Mane ay mudnaayeen in ay natiijada wax ka badalaan marka la eego hanaanka ciyaareedkooda oo aad u wacnaa.





Waa markii labaad ee taariikhda ee ay Algeria ku guuleysanayaan koobka qaramada afrika iyadoo markii ugu horeeysay ee ay qaadaan ay aheyd sanadkii 1990-kii.
























Loading...
Loading...