Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Omar Muuse Kaahin Oo Walaalkii Xuseen Muuse Hargaysa Ku Geeriyooday.

0
Friday July 19, 2019 - 21:00:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Omar Muuse Kaahin Oo Walaalkii Xuseen Muuse Hargaysa Ku Geeriyooday.

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.

Dhamaan mullkiilaha iyo shaqaalaha kala duwan ee shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Omar muuse kaahin oo jooga Toronto oo walaalkii Xuseen Muuse Kaahi doraad ku geeriyooday caasimada Somaliland ee Hargaysa.

Waxaa bahda Hadhwanaag marxuumka uga baryayaan ilaahay inuu janadiisii geeyo, ehelkii iyo qoyskii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan waasici kasiiyo. Aamiin Aamiin.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...