Suldaan Baade Iyo Caaqil Cilmi Oo Lagu Xidhay Boorama + Sababta.

0
Friday July 19, 2019 - 20:05:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 6743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Baade Iyo Caaqil Cilmi Oo Lagu Xidhay Boorama + Sababta.

    Boorama (HWN) Ciidamada booliiska gobolka Awdal ayaa xabsiga u taxaabay Suldaan Xasan Xadi Baade iyo Caaqil Cilmi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama (HWN) Ciidamada booliiska gobolka Awdal ayaa xabsiga u taxaabay Suldaan Xasan Xadi Baade iyo Caaqil Cilmi,

kadib markii xal laga waayay muran dhul oo sababay khasaaraha afar qof oo dhaawac ah.


Madax-dhaqmeedkan la xidhay ayaa kasoo kala jeeda labada beelood ee ku muransan dhul beereed, kuwwasoo la sheegay inay lid ku noqdeen waan waan ay labada beelood ka dhexwadeen Wasiirada Ganacsiga iyo Beeraha oo maalintii shanaad u jooga Boorama xal u helida murankaasi ka dhashay dhul beereedka.



Majirto hadal kasoo baxay maamulka gobolka Awdal iyo laamaha amniga oo ku saabsan xadhiga Odayaashan la xidhay barqadnimadii manta.


Hadhwanaagnews

Loading...
Loading...