Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Oo Wakiilka Midawga Yurub Warbixin Ka Siiyey Dhismaha Wadada Hargeysa Ilaa Kala Baydh
Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Oo Wakiilka Midawga Yurub Warbixin Ka Siiyey Dhismaha Wadada Hargeysa Ilaa Kala Baydh
Hargeysa(HWN):-Masuuliyiin ka tirsan xukuumada somaliland ayaa kormeer ku tagay dib u dhiska iyo dayactir lagu samaynayo jidka u dhaxeeya Hargeysa ilaa kala baydh.
wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka, maareeyaha hay'adda wadooyinka iyo wasiir ku xigeenka qorshaynta ayaa kulan xog waraysi ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan soomaaliya iyo masuuliyiin ka socday midawga yurub oo kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xidha Hargeysa iyo Kala Baydh.
Loading...
Loading...