Muuse Biixi oo Yidhi ""Faysal Cali Waraabe wuu gaboobay oo dadku wuu ka daalay, maantana rajada xisbigiisu ma fiicna"

0
Saturday November 09, 2024 - 15:49:04 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi oo Yidhi ""Faysal Cali Waraabe wuu gaboobay oo dadku wuu ka daalay, maantana rajada xisbigiisu ma fiicna"

    Maanta Somaliland Ayaad reer reer u qaybisay Ciidanki Qaranka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta Somaliland Ayaad reer reer u qaybisay Ciidanki Qaranka
May be an image of 1 person and text



Faysal ayaa u jawaabay "Afartan sano ayaad dadka xumman iyo qabyaalad la dhex joogtay.
Madaxweynihi dalka xoriiyey , Abdiraxam Ahmed Ali (AUN) ayaad kabaha kala baxday, Cigal (AUN) ayaad dhibtay, Riyaale ayaad u Ku tidhi dhanged ayaan Madaxtoyada ka ga so saaraya. Silaanyo ayaad Shani Ku qarxisay.

Maanta Somaliland Ayaad reer reer u qaybisay Ciidanki Qaranka Ayaad jabisay dalkii ayaad Ku soo Ururisay Oog. Maanta hadii aad damiir lahaan laheyd waad is casililaheyd Ee Ilaahay SL hakaa bad baadiyo cadow kasta adigaa khatar badan

Anigu Sharaf Iyo magac ayaan la joogay dalka. Waxaan taro Mooyee dhibaato lama joogo"
Loading...
Loading...