Safarkii Duqa Hargeysa ee Balligubadle oo Kala Daadiyay Qorshihii Madaxweyne Muuse Ee Ceergaabo!
Dhinaca kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Duqa Magaaladda Hargeysa Cabdikariim Axmed Moogge ayaa maanta Gaadhay Magaaladda Balligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd.
Dhinaca kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo mar kale kursigan u tartamaya ayaa la sheegay in uu shiishka ku hayo Balligubadle oo uu ka hor ololihiisa muddo 7 sano ah oo talada Dalka hayay mar dhaweyd booqday in uu hadana tago Beri oo uu xisbigiisa Kulmiye u leeyahay Ololaha.
Lama hubo in uu baajin doono Ceergaabo iyo in kolka uu Balligubadle ka soo khudbadeeyo in uu Magaaladaasina Diyaarad u raaci doono, waxaase caawa Hargeysa socota qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweynaha ee Balligubadle.
Loading...
Loading...