Shaqalaha Dawladda Hoose Hargeysa oo Digniin kama dambays ah la Faray.
Xoghayaha ayaa Maayirka iyo ku xigeenkiisa ..
![]() |
Siciid Nuur Jaamac, Xoghayaha Fulinta Dawladda hoose hargeysa ayaa Shaqaalaha kala duwan ee Dawladda hoose faray in Digniin kama dambaysa ay u tahay maanta laga bilaabo qofka shaqaalaha ah ee lagu dhex arko isaga oo ku dhex jira Siyaasadda iyo kala taageerida Axsaabta iyo Ururada kala duwan.
Loading...
Loading...