Madaxweyne Xasan Sheekh "Doorasho waa Qof iyo cod, meel kale oo loo laabto ma jirto.

0
Friday November 01, 2024 - 17:15:02 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh "Doorasho waa Qof iyo cod, meel kale oo loo laabto ma jirto.

    Kulanka oo ay ka qayb galeen culumaa'udiin, aqoonyahanno,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka oo ay ka qayb galeen culumaa'udiin, aqoonyahanno,


May be an image of 2 people and dais


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee Maqaasid, kaas oo sanadkaan looga hadlay mowduuc la xariira Dastuurka iyo Haybta Soomaaliyeed.

Kulanka oo ay ka qayb galeen culumaa’udiin, aqoonyahanno, xeel-dheerayaal arrimaha Dastuurka, iyo xubno matalayay bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa laga soo saaray warmurtiyeed ku saabsan qodobadii lagu lafa-guray muddadii uu kulanku socday.

Loading...
Loading...