Sir-Doonka Leexsan Ee Wiilka Askariga ( Abdi-Shotaly).

0
Wednesday October 30, 2024 - 09:10:39 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sir-Doonka Leexsan Ee Wiilka Askariga ( Abdi-Shotaly).

    Ragaasi waa raga loo diyaariyey inay goobaha 26juun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ragaasi waa raga loo diyaariyey inay goobaha 26juun
No description available.

Qoraalkan hoos ku qoran waxa soo gudbiyey Shucayb Xuseen Nuuri, waa
baadhis Xaqiiq ku salsysan, oo ah Shaqsiyad raadin, ka dib waa ragii hubka watay habeen hore waa nimankan


1. abokor juvo
2. caydaruus gardaf
3. c.casiis gadhyar
4. mubaarig iiraani
5. suhayb shadii
6. nuur indho indho = xil.indho indho inankiisa
7. Sa'ad Mahamud
8. Ina Khadar Laangadhe

Nimankaasi waa kuwa markasta qalalaasaha ka shaqeeye ee xisbiga kulmiye soo dirsado waxaanay balan ku qaadeen inay doorashada ay boobayaan goobaha ku yaala daamaha sacad muuse waana ay abaabulan yihiin waxaan horjooge u ah

Ninka ugu awooda badan oo ah maxamad cali daarood oo waxaasoo dhan aabahood ah kharashka wakaalada biya hana ku maalgaliya marka laga yimaado ah liiska waxa hogaaminaya

1. axmed muuse, ina Madaxwayne
2. mustafe gacmodherre
3. xildhibaan siikaawi
4. Xildhibaan kaare
5. Xildhibaan jamaal
6. mayar ku xigeenka hargaysa khadar

Ragaasi waa raga loo diyaariyey inay goobaha 26juun, gacma dheere, koodbuur toos u boobaan codka Iyo rag kaloo madax ah hawashana dusha kala wada oo waa shakad isku xidhan
Waa Bilaahi Tawfiiq.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...