Kariwaa Kulmiye Kulaylku,U Adkaysto Kursigii Iska Daayo,Ka Hadhyo,Kalkan Seeg.

0
Tuesday October 29, 2024 - 17:02:52 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kariwaa Kulmiye Kulaylku,U Adkaysto Kursigii Iska Daayo,Ka Hadhyo,Kalkan Seeg.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

1-Kariimka Allaa Kursiga Bixiye,

Karaamada Waa La Dhawrtaa.



 

2-Kalkiini Qaadatiyo Kor Saarkii,

Kadeediyo Kaar Na Soo Marise.


 

3-Karaahida Shacabkan Kala Jabay,

Mid Soo Kabkabaanu Baadhayna.


 

4-Kaydkaad Haysataan,Idinku Filan,

Kadbado Kordhi Haysku Odhanina.


5-Kalkaasho Wadankiina,Kaalmeyo,

Kohashooyin Ka Ilaasha,Karaahi.


Ismail Abdillahi Handuleh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...