"Muuse Biixi Ninka uu Qoorta goynayaa waa Saaxiibkii Maxamed Kaahin Waana Abaalkii". Siyaasi Cali Gurey
Muuse In Xisbiga Kulmiye Uu Gawraco Isaga Waxay Ka Tahay Aargoosi.
![]() |
ALLAHAYOW GURACANAA
GOB NIN AAD KU SHEEGTOO
KUGU YIDHI GUN BAAD TAHAY.
Muuse In Xisbiga Kulmiye Uu Gawraco Isaga Waxay Ka Tahay Aargoosi. Balse Cidda Uu Taaga Isleeyahay Ka Aargooso Mar Hore Ayay Ka Diyaargaroobeen Bedelkii Kulmiyena Diyaarsadeen Oo Xisbi Qaran Way La Soo Bixi Karaan.
Nasiib Darro Ama Nasiib Wanaagba Aargoosiga Muuse Biixi Keliya Ninka Uu Qoorta Goynayaa Waa Saaxiibkii Maxamed Kaahin Waana Abaalkii. Xaalka Muuse Iyo Maxamed Wuxu Ina Xusuusnayaa: ALLAHAYOW GURCANAA, GOB NIN AAD KU SHEEGTOO, KUGU YIDHI GUN BAAD TAHAY.
Maxamed Kaahin Weligii Tan Oo Kale Kamuu Malaysan In Ninkii Uu 40ka Sanadood Daacadda U Ahaa Ee Weligii Aanu Maalin Ka Leexanin. Markaa Maxamed Waxa Muuqata In Aanu Waxba Ka Baranin Shakhsiyada Runta Ah Ee Muuse Biixi.
Loading...
Loading...


0 






