Salaadiintii Beesha Arab oo isku raacday in ay Dhisaan Ururka Horseed Iyo Musharrax Cirro
In Dhamaan Beesha ARAB ay codkeeda madaxweyne
![]() |
Kulan ay ku Dhameystirnaayeen dhamaan Salaadiinta , Cuqaasha Iyo Guddiyada Beesha ARAB ayaa waxaa maanta lagaga dhawaaqey labada Qodob oo Beesha ARAB isla qaatay
Labadan Qodob Ayaa Kala Ah.
1. In Dhamaan Beesha ARAB ay codkeeda madaxweyne nimo ay siiso Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro
2.In Beesha ARAB codkeeda Urur-nimo ay siiso ururka ay beeshu leedahay ee HORSEED .
Go.aamadan ayay saladiinta ARAB sheegen in sababta ay u qateen ay tahay midnimada Beesha dhexdeed .
Xigasho Ilays News
Loading...
Loading...