"Dadkeenu Badownimada hayska daayaan,Maayar Mooge

0
Thursday October 24, 2024 - 15:10:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dadkeenu Badownimada hayska daayaan,Maayar Mooge

    Dalka. Shuruucdiisa dhigaysa in la kala Aragti duwanaado,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka. Shuruucdiisa dhigaysa in la kala Aragti duwanaado,,,


May be an image of 3 people and suit


Anigu Awood uma lihi in aan Dawladda hoose lacag ka qaado oo aan Waddani u geeyo,

Maayir ku xigeenkuna Awood uma laha in uu halkan lacag ka qaado oo Kulmiye u geeyo,

Dalka. Shuruucdiisa dhigaysa in la kala Aragti duwanaado taa macnaheedu maaha in Hargeysa loo kala Eexanayo, Walaalkayna waan boggaadinayaa”.

Maayir Mooge oo ka hadlay Sida uu u arko in ay Ku xigeenkiisa kala Arragti noqdaan
Loading...
Loading...