Madaxweynaha Biixi oo Qaabiley Safiirka Midowga Yurub.

0
Monday October 21, 2024 - 19:10:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Biixi oo Qaabiley Safiirka Midowga Yurub.

    Waxa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka..
May be an image of 3 people, newsroom, dais, the Oval Office and text



Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Midowga Yurub Amb. Karin Johansson,

Waxa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka midowga yurub iyo Jamhuuriyadda Somaliland, mashaariicda horumarinta bulshada ee ay iska kaashadaan labada dhinac.

Sidoo kale, waxa kulanka lagu gorfeeyey arrimaha doorashooyinka Somaliland ee kaabiga saaran, nabadgelyada iyo amniga mandaqadda Geeska Afrika.

Waxaana Madaxweynaha Qaranka Somaliland kulanka ku wehelinayey Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Ciise Keyd Maxamuud iyo Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno).

Dhinaca Weftigana waxa safiirka ku wehelinaayey Ms. Caroline Adriaensen, oo ah Madaxa Iskaashiga iyo Mr. Adnan hagoog.

May be an image of 2 people, television, dais, newsroom, the Oval Office and text
May be an image of 6 people, newsroom, dais, the Oval Office and text
May be an image of 4 people
May be an image of 5 people, dais, newsroom and text

Loading...
Loading...