Oraahyo Noloshaada bedeli doona:

0
Thursday October 17, 2024 - 20:44:14 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Oraahyo Noloshaada bedeli doona:

    "Fikir uu qof kaa haysto ama uu kaa aaminsayahay kuma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Fikir uu qof kaa haysto ama uu kaa aaminsayahay kuma




Oraahyo Noloshaada bedeli doona:

1. "In ay dadku kugu nacaan waxa aad tahay ayaa kaaga wanaagsan in aad naftaada ku nacdo si aad iyaga u raali geliso."

2. "Qiimaha iyo tayada shayga ayaa ka wanaagsan waxa uu yahay, sababtoo ah aduunku waxa uu waariyaa oo taarikh kareebaa wixii tayo leh oo kaliya."

3. "Maalinka ay dadku bilaabaan in ay ku dhaliilaan ogow in ay tahay maalinka aad bilawday in aad guulaysato."

4. "Fikir uu qof kaa haysto ama uu kaa aaminsayahay kuma noqon doontid waxa aad tahay."

5. "Haddii aad weli raadinayso qofkii noloshaada bedeli lahaa waxaad hor tagtaa muraayadda."

6. "Khaladka ugu weyn ee nafsadaada aad ka gasho waa in aad isaga dayso hadafkaaga cabsi aad ka qabto wax lagaa dhihi doono."

7. "Haku talax tagin in aad arin in badan ka welwelwasho waayo waxa laga yaabaa in welwelkaasi badani uu kaaga dhib bato arinta laftigeeda aad ka welwelayso."

8. "Haddii uu jiro hadaf weyn oo aad nolosha ka leedahay ha dib dhiganin e maantaba bilaw waayo waxa laga yaabaa in aysan beriba Iman eh."

9. " Noloshu waa mid haliso badan balse halista ugu weyni waa in aad iska indha tirto wax aad u baahantahay."

10. "Markii la joogo tartanka, kan guul daraysta ma ahan midka aan meeshii la rabey gaarin e kan guul daraystaa waa midka aan ka qayb qaadan tartanka laftarkiisa."

Lambarkee kaa cajabiyey oraahyadaan akhriste?

Turjumaaddii: Bahja Omar Ahmed-Bahuuja


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...