Kenya Oo Shaacisay Qofkii Ugu Horreeyay Ee U Geeriyooday Xanuunka Furuqa

0
Tuesday October 15, 2024 - 23:35:20 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya Oo Shaacisay Qofkii Ugu Horreeyay Ee U Geeriyooday Xanuunka Furuqa

    "Saraakiisha caafimaadka ayaa baadi goobaya 68 qof oo lala xiriiriyay xanuunkan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Saraakiisha caafimaadka ayaa baadi goobaya 68 qof oo lala xiriiriyay xanuunkan"



 


Kenya ayaa ka hadashay qofkii ugu horreeyay ee u geeriyooda xanuunka Mpox, iyadoo 13 xaaladood la xaqiijiyay in laga helay 11 degmo oo gudaha dalka ah, oo ay ku jiraan magaalooyinka waaweyn ee Nairobi, Mombasa iyo Nakuru.

 

Saraakiisha caafimaadka ayaa baadi goobaya 68 qof oo lala xiriiriyay xanuunkan, kuwaas oo saddex ka mid ah laga helay.

 

Ololayaasha caafimaadka dadweynaha ayaa sii wada dadaalkooda ku aaddan wacyigelinta, halka kooxaha caafimaadka ay xoogga saarayaan xal u helidda kiisaska la xaqiijiyay.

 

 

BBC


Loading...
Loading...