Dawladda Poland ayaa sharci cusub ka soo saartay dadka magan-gelyo doonka ee Dalkeeda soo gelaya.
Ruushka iyo Belarus inay u adeegsanayaan qulqulka...
Ra'iisul wasaaraha dalkaas Donald Tusk ayaa ku dhawaaqay in si kumeel-gaadg ah loo hakiyay xuquuqda magangalyo doonka,isagoo ku eedeyay
Ruushka iyo Belarus inay u adeegsanayaan qulqulka muhaajiriinta qorshe ay ku dhibaataynayaan Yurub.
Loading...
Loading...