Somaliland Waxaa Hogaaminaya Raggii Caynta Ugalay, Cadawga Jabiyey, Ciidan U Dhisay, Iyagaa,

0
Thursday July 18, 2019 - 20:46:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Waxaa Hogaaminaya Raggii Caynta Ugalay, Cadawga Jabiyey, Ciidan U Dhisay, Iyagaa,

    Maanta Caalamka Ku Daraya By Xasan Maxamed Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta Caalamka Ku Daraya By Xasan Maxamed Muuse
 Hilinka Hogaamineed  ee  Qaranka Somaliland  waxaa manta  majaraha u haya  Cududdii Caafimaadka  qabtay Calansidayaashii  Guusha dhaliyey


Shacabka Somaliland  waxay  si wayn ugu kalsoon yihiin in aan manta Somaliland  Cadawgeeda   iyo Cudurka xiqdiga ku dhisen ee maamulka farmaajo  aanay waxba iskaga  Tirinayn  waayo Hogaanka  Dalka  maantu


Waa halyeeyadii Muquuniyay  Taliskii Siyaad  Barre ee awooda waynaa


Hadaba waxaa jirtay baryahan danbe  in ay Somalia  aad ugu mashquushay


Somaliland  Gudida  uu magacaabay madaxwaynaha maqaar saarka ah ee Somalia waa mid cadaynaysa in ay Somaliland ka Guulaysatay  una joojin


Wayday  siina  xoojisay xidhiidhka  Caalam  markaa shacabka reer Somaliland  waxay  u arkaan  Gudida Farmaajo  magacaabay


Waa  mid   Daba Guclayn ku salaysan

W/Q Xasan  Maxamed  Muuse

[email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...