DEG DEG Badhan oo Uu Dagaal ka soco

0
Monday October 14, 2024 - 11:23:49 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 4341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Badhan oo Uu Dagaal ka soco

    Ciidamada Maamulka Puntland oo ka soo horjeeda Maamulkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Maamulka Puntland oo ka soo horjeeda Maamulkaasi
May be an image of map and street

Ciidamo ka kala socda Maamulada Maakhir iyo Puntland ayaa saaka ku dagaalamaya Magaaladda Badhan, ka dib markii Wafti Maakhir ahi ay yimaadeen Magaaladda Shalay.


Ciidamada Maamulka Puntland oo ka soo horjeeda Maamulkaasi ayaa soo Galay iyana Magaaladda Waxaana labada dhinacba hada dhex maraya Dagaal.
Loading...
Loading...