Dawladda Soomaaliya ayaa garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ka mamnucday diyaaradaha meelaha fog laga hago ee Droones,ka la yiraahdo.
Faahfaahin intaas ka badan lama bixin
Qoraal kasoo baxay hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in diyaaradaha duuliye la’aanta ah laga mamnuucay inay garoonka usoo dhawaadaan masaafo dhan 9 niyuutikaal mile oo dhan walba ah
Waa masaafo ku dhaw 10 km oo dhinac walba ah
Qoraalkaan waxaa lagu sheegay in diyaaradaha fasaxa ka haystay ha’adda duulista kaliya ay adeegsan karaan garonka.
Faahfaahin intaas ka badan lama bixin
Waxaa jiray warar horey usoo baxay oo ka figayay suurtagalnimada weeraro AS u adeegsadaan diyaaradaha duuliye la’aanta ah

Loading...
Loading...