Maxaa Kenya Airways ku qasbay in ay joojiso duulimaadyada Muqdisho?

0
Friday October 11, 2024 - 14:38:31 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Kenya Airways ku qasbay in ay joojiso duulimaadyada Muqdisho?

    "Go'aankan waxaa la qaatay ka dib markii si taxadar ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Go'aankan waxaa la qaatay ka dib markii si taxadar ...


Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay inay hakineyso duulimaadyadii ay ku tegi jirtay Muqdisho, laga billaabao 14-ka October.

 

War-saxaafadeed ay soo saartay ayey shirkadda ku sheegtay in ay go’aankan qaadatay kadib markii ay la kulantay "caqabado dhanka howlgallada ah,” oo aysan faah-faahin ka bixin.

 

"Go’aankan waxaa la qaatay ka dib markii si taxadar leh loo falanqeeyay, loogana fakaray danta ugu wanaagsan ee shirkadda ee jawiga ganacsi ee jira,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

 

Hadaba Falastiin Axmed Iimaan ayaa arrintan ka wareysatey Maareeyaha guud ee Garoonka Muqdisho Mohamed Siciid Abdullahi, waxa ay kala socdaan howl-joojinta Kenya Airways iyo sababta ka dambeysa.


Loading...
Loading...