DEG DEG "Waa In Aynu Iminka Aqoonsanaa Somaliland" Kate Hoey Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska

0
Friday October 11, 2024 - 06:38:04 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG "Waa In Aynu Iminka Aqoonsanaa Somaliland" Kate Hoey Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska

    dimuqraadiyadda aduunka, gaar ahaan Afrika, halka aynu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dimuqraadiyadda aduunka, gaar ahaan Afrika, halka aynu
May be an image of 1 person



"Somaliland Marka laga soo Bilaabo Sanadkii 1991 Kii Waxa ay qabsatay Lix doorasho, Waan Dal nabdoon oo ku yaala bariga Afrika, maaha uun aqoonsi laakiin waa in ay dhiiri gelino oo waliba taageerno

 dimuqraadiyadda aduunka, gaar ahaan Afrika, halka aynu ka taageerayn Taliska Zimbabwe.

Miyaan la joogin xilligii aynu runta wajahi lahayn wasiir, Waa in aynu Aqoonsanaa Somaliland iminka ayay tidhi Xildhiban

Kate Hoey oo ka tirsan Golaha Odayada Dalka Ingiriiska
Loading...
Loading...