Farmaajo iyo xukummadiisu daacad maka yihiin wadahadalada somaliland iyo somaliya?..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil

0
Thursday July 18, 2019 - 19:18:49 in Articles by
  • Visits: 1846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo iyo xukummadiisu daacad maka yihiin wadahadalada somaliland iyo somaliya?..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil

    Farmaajo iyo xukummadiisu daacad maka yihiin wadahadalada somaliland iyo somaliya?..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajo iyo xukummadiisu daacad maka yihiin wadahadalada somaliland iyo somaliya?..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil


Farmaajo iyo xukummadiisu daacad maka yihiin wadahadalada somaliland iyo somaliya?..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil
______________________________________________

Farmaajo wadahadaladu daacad kama aha sababta oo ah qodobada shirkii Istanbul la Isla qaatay waxaa ka mid ahayd inaanu wadahadalada somaliland iyo somaliya aanu dhinac Somaliya ka mid ahaan Karin xubin somaliland ka soo jeeda.



Hadaba farmaajo shalay wuxu ku dhawaaqay guddi heer Qaran oo farsama ahaan wadahadalada ka soo Shaqayn doona dhinaca somaliya laakin nasiib daro wuxu ku soo daray laba xubnood oo kasoo jeeda somaliland waa xildhibaan Cali Axmed Jaanac (Jengali) iyo sarreeye guuto Axmed Jaamac Muuse



Hadaba arintaasi waxay muujinaysaa inaanu diyaar u ahayn in dib loo furo wadahadalada somaliland iyo somaliya , qaabka uu wax uwadaana farmaajo waa ( Qawda maqashii waxna ha qaban ).


Hadaba sababta ugu wayn ee dawlada somaliya wadahadalada aanay daacada uga ahayni ayaa u muuqata inaanay Hayn dood tafatitiran oo ay la yimaadan miiska maadaama ay dawlada somaliland codsatay in wadahadalada ay ka soo qayb galaan goob joogayaal caalamliya oo ka garnaqa doodaha labada dhinac.


Waxa iyaduna xusid mudan in imika wadahadalada lagu dhaadhici doono labadii qodob ee u waawayna ee khuseeyey kala go'a iyo midnimada labada dhinac , labada qodob oo labada dhinac mid kastaaba leeyahay waa muqadas.


Hadaba ugu dambayn wada hadaladan ayaa u muuqda inaanay somaliland aqbali doonin , sababta oo ah qodobkii saldhiga u ahaa wadahadalada ee aynu kor kusoo xusnay ayay dawlada somaliya jabisay, waxaanay u badantahay inta farmaajo somaliya madaxwaynaha ka yahay inaanay wadahadaladaasi dib u furmayn .

Gullied Moh Ismacil

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...