Laba Guulood Oo Waaweyn Oo Madaxweyne Biixi Dheeryahay Cid Walba
Madaxweyne biixi oo ah madaxweyna hadda haya jamhuuriyadda curdinka ee somaliland,
waxa uu noqday madaxweyihii ugu horreeyey oo ugu haddal
haynta badnaa marka loo eeggo taariikhda abid gaar ahaan socdaalkii uu
ugu anbaxay galbeedka afrika.taas oo maqaam sarre geysay magaca iyo
jamhuuriyadda curdinka ah ee somaliland.
tan oo ay ka hinaastay oo ay ku ladi waayeen xukuumadda cagaha
badan ku taagnayn ee soomaaliya,tanna waxa caddayn u reaction ay ka
celliyeen xukuumadda soomaaliya taas oo kasoo yeedhsiisay qaylo iyo
haddalo is dhaafdhaafsan oo caalamku kula yaabeen.
guusha labaad ee taariilkhda u gashay madaxweyne biixi waa shaqo
qarran oo ila hadda laga yaabanyahay oo ku dhaqaaqay madaxweyne
waxaad moodaa waxbadan inuu ugu socda hore
hamse riraash
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





