Xassan Maanta Waxaa haysto Wixii Shalay Xarako iyo Dhibco Siyaasadeed Mooday.

0
Friday September 20, 2024 - 17:54:43 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xassan Maanta Waxaa haysto Wixii Shalay Xarako iyo Dhibco Siyaasadeed Mooday.

    Hassan Sheekh Waxaa laga haya asigo Farmaajo ku Xumeey,..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hassan Sheekh Waxaa laga haya asigo Farmaajo ku Xumeey,..



Xassan ayaa Asigo Dhibco Siyaasadeed Inuu Qaato rabo ayaa Wax waliba oo ka hor imaanayo Nidaamka Federaalka iyo Madax-banaanida Xiligaas ku dhaqaaqay, Maamuul goboleedy-yada Putland iyo Jubbaland Si adag u tageeray asiga oo ku Xumeynaayo Siyaasada M/ Farmaajo balse aan u arag Adkeynta Jamhuuriyada Federaalka,

Farmaajo iyo Hassan oo maalmahaas kullan yeeshay ayaa M/ Xassan Sheekh lagu yiri Maamul Goboleed/yada Waxay rabaan in iyaga is maamulaan oo awood dheeri ah helaan Nidaamkaas waa Nidaamka ( Confederaal ) Wadamada Nidaamkaas isku Maamula Xitaa uma dhaqmaan sida Maamul Goboleed-yada u dhaqmaan anagane waxaa haysanaa Nidaam Federaal ee Madaxweynow Beri kursigaan waa ku soo fadhisan doonta ee Maamulada haku Tageerin Wax beri ku sugi doono,

Hassan Sheekh Waxaa laga haya asigo Farmaajo ku Xumeey, hadal ah, Hadii Walaalkaaga kaa badbaadi waayo dowladaha Dariska ah inaa garab ka raadiso waaye Maanta, Shalay wuxuu u Ololo u aheyd maanta Asiga Xaajadaas haystaa Qorshaha Ololaha Siyaasiga waa mid beri maxaa ka imaan doono waxaa maanta aad sameynaysid oo u aragto Wanaag.

Maanta ayay haysataa wuuxu moodayay malab maanta qaraar ku noqday, Qofka Siyaasiga ah Waxaa u kala sarneed dantiisa iyo mida qaranka oo beri meesha u campian gareenayo intuu hoos u dhigo beri marku kursiga ku soo fadhisto leh Maamuul goboleed-yada ayaa u maaro u la,ahay waa ninki shalay wax waliba oo qalad ah sameynayeen ku tageerayay, diidana In Dowladnimada kala sareynta marwaliba Kursiga Federaalka in kor loo qaado sharafkiisa ka soo hor jeesto,

Siyaasiyow Waxaa Tageereysid iyo waxaa dhibco Siyaasadeed kala barata oo marwaliba xigsatit Sharciga kala sareynta oo waa meesha u soo socotit Checkpointa ogolow in laga hor wareejiyo.

Siyaasiyow haku kala saarnaato inaa Kursi Federaal radineysid iyo midka Maamul goboleed,

Badri Ahmed Abdulle


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...