Maxkamadda Sare Oo Xukunkii Ugu Dambeeyay Ku Ridday Sayid Cali Muqdisho.

0
Wednesday September 18, 2024 - 22:36:21 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Sare Oo Xukunkii Ugu Dambeeyay Ku Ridday Sayid Cali Muqdisho.

    "Sayid Cali ayaa ku eedeysnaa in uu xaaskiisa dab qabadsiiyay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sayid Cali ayaa ku eedeysnaa in uu xaaskiisa dab qabadsiiyay"



 

Sayid Cali Macalim oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa ayaa ugu dambeyn laga gaaray go’aankii ugu dambeeyay ee maxkamadda sare.

 

Maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegtay in ay diidayRafcaanka ay kasoo qaateen Qareenadda eedeysane Sayid Cali Macalim Daa'uud xukunkii Dilka toogashada ahaa ee Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir hore ugu soo xukuntay.

 

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa aqriyay go'aanka Maxkamadda sare ee dalka.

 

Sayid Cali ayaa ku eedeysnaa in uu xaaskiisa dab qabadsiiyay isla markaana ay u geeriyootay.

 

BBC


Loading...
Loading...