Madaxwaynaha Puntland Oo Xil U Magacabay Siyaasi Ka Goostay Somaliland

0
Thursday July 18, 2019 - 10:50:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 8454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Puntland Oo Xil U Magacabay Siyaasi Ka Goostay Somaliland

    Garoowe (HWN) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe (HWN) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni
ayaa gudoomiyaha gobolka Sanaag u magacaabay Cali Xuseen Soomaali. Cali ayaa  hore u ahaa guddoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland laakiin, wuxuu qayb ka ahaa siyaasiyiin iyo ciidamo Somaliland dhawaan ka goostay oo u galay maamulka Puntland.

 

Wareegto uu soo saaray Siciid Deni ayaa u dhignayd sidan:-

 

. 1. Waxaa Cali Xuseen Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag.

 

  2.  Waxaa Jaamac Cabdulaahi Cali loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Gobolka Sanaag.



   3. Waxaa Maxamuud Cumar Liibaan loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Gobolka Sanaag.

 

  4.  Waxaa Siciid Xuseen Maxamuud Loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Haylaan.

 

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Loading...
Loading...