Waayeel Waa Wada Indhee,Waxad Doontaan Falo,Warkun Ma Qaadataan.

0
Wednesday September 18, 2024 - 09:42:00 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waayeel Waa Wada Indhee,Waxad Doontaan Falo,Warkun Ma Qaadataan.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

1-Wad Iyo Geeriba Jiro,Dunidu Waaritaan Ma Laha,

Wareeg Weeyan Wakhtigu,Waxaad Haysad Hubta.



 

2-Wiirsiga Nacab Awadi,Wadanka Ma U Wada Jirnaa,

Weynu Wuxu Qoro Maweydid,Wadeco Inoga Dhwra.


 

3-Weerarki Weli Wuu Socda,Warerkiyo Buuqa Daaya,

Wadankaga Waxyeeladii,Wadna Waa Dhamac Ku Taal.


 

4-Wacadka Waxa Loo Gala,Wadiyo Geeri Waxan Ahayn,

Inaadan Ku Waayi Karin,Cadaawaa Uga Waabanaynin.


 

5-Waanadu Cid Hadday Waxtari,Dhaaxa La Inoo Waramay,

Hadraawi Waxba Muu Hanbayn,Welina Wabax Baynunay.


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...