Inaalilaah Wa Inaa Ilehi Raajicuun,
Guddoomiye Ku Xigeenka Dalka Canada Ee Xisbiga Waddani, Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Qoyskii Oo Ka Baxay Guddomiye Ahmed Kayse Axmed Moxamed Bookh Oo Ku Geeriyooday Magalada Gabilay Ee Somaliland.
Aniga Oo Ku Hadlaaya Magacayga Bashe Elmi Iyo Kan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Dalka Canada.
Waxaan Illahay Uga Baryaynaa Inuu Marxuunka Janadii Ka Waraabiyo
Qoyskiisa ,Ehelkii Iyo Qarrabadii Iyo Dhamman Reer Somaliland
Inuu Samiir Iyo Iimaan allah Ka Siiyo.
Aamin, Aamiin ,Aamiin
Guddoomiye Ku XigeenkaDalka Canada Ee Xisbiga Waddani,
Bashe Jama Elmi
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!