Madaxa Sirdoonka Masar Oo Eritrea Ka Degay.
Waxa ay ka kulmeen Madaxweynaha Dalkaasi Isaias Afwerki,..
Madaxa Sare ee Ciidamada Sirdoonka Masar iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Dalkaasi ayaa booqasho ku tagay Magaaladda Asmara ee Caasimadda Eritrea.
Waxa ay ka kulmeen Madaxweynaha Dalkaasi Isaias Afwerki, kaas oo ka Sokow wanaajinta Xidhiidhka labada dal iyo Xaaladda Suudaan, Waxa ay kulankooda kaga wada hadleen xaaladda Geeska Afrika iyo Hirdanka Qahira iyo Addis Ababa.
Loading...
Loading...