War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabay Masuul Xukuumadiisa Ka Mid Noqonaya
War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabay Masuul Xukuumadiisa Ka Mid Noqonaya
Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay masuul cusub oo ka mid noqonaya xukuumadiisa.
madaxweyne Muuse Biixi ayaa gudoomiye ku xigeenka gobolka Hawd oo hore u banaanaa u magacaabay Maxamed Maxamuud Hoori
![]() |
Loading...
Loading...

0 